Danjire Olgan Bekar oo bilad guddoonsiiyey Taliyaha Booliska Somalia (Daawo Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed (Ameriko) ayaa maanta  Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dawladda Turkey ee Soomaaliya Danjire Olgan Bekar. Kulanka ayaa waxaa ku sugnaa Saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Booliska, Masuuliyiin iyo Saraakiil Ciidan oo ka socday Turkiga. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dib u dhiska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kordhinta … Continue reading Danjire Olgan Bekar oo bilad guddoonsiiyey Taliyaha Booliska Somalia (Daawo Sawirro)